Home Afsomali Aqriso magacyada golaha wasiirada dowlada somali state oo cod aqlabiyad leh...

Aqriso magacyada golaha wasiirada dowlada somali state oo cod aqlabiyad leh lagu ansixiyey

Baarlamaanka dawlada state  ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey golaha xukuummadda ee uu dhawaan magacaabay madaxweynaha cusub Mustafe Muxumed Cumar, kuwaasoo isugu jira wasiirro iyo maareeyeyaal.

Magacyada xubnaha la ansixiyey ayaa kala ah

1 Madaxweynaha DDSI Mustafe Muxumed Cumar

2 Madaxweyne Ku xigeen Aadan Faarax Ibrahim

3 Wasiirka Biyaha Bashiir Shaafi

4 Wasiirka Maaliyadda Bashiir Dubbad

5 Wasiirka Madaxtooyada Xasan Dhaadhi

6 Wasiirka Waxbarashada C/laahi Maxamed Muuse

7 Wasiirka Caafimaadka Dr Yusuf Maxamed

8 Wasiirka Beeraha C/qaadir iimaan

9 Wasiirka Howlaha Guud C/fataax Sheekh Biixi

10 Wasiirka Ganacsiga C/raxmaan Axmed Xasan

11 Wasiirka Ka hortagga Masiibooyinka Maxamed Cabdi

12 Wasiirka Qurbajoogta Xabiib Xaaji

13 Wasiirka Xeer-ilaalinta C/wali Jaamac Ibrahim

14 Wasiirka Xoolo Dhaqatada Eng Maxamed Shaale Isaaq

15 Wasiirka Cadaaladda Mubaarak Sheekh Cumar

16 Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha Xasan Aadan

17 Wasiirka Haweenka Ayaan Cabdi Shukri

18 Wasiirka Warfaafinta Guuled Aw Cali

19 Wasiirka Dhalinyarada Xasan Faarax Cali

20 Wasiirka Dooxooyinka Axmed Deeq Maxamed

21 Wasiirka Sayniska Axmed Naaji

22 Wasiirka Dhaqanka, Dalxiiska Ilyaas Abiib

23 Maareeyaha Xafiiska xirfadaha iyo tababarrada

24 Maareeyaha Macdanta, Tamarta Mudane Lade C/wali

25 Maareeyaha Wakaaladda Jidadka Sacaada Giire

26 Maareeyaha Wakaaladda Dakhliga Mudane C/laahi Cabdi

Madaxda cusub ee la magacaabay ayaa waxaa aad ugu yar dumarka marka la barbar dhigo dumarkii ku jiray maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar, badidoodna waxaa la sheegayaa in ay yihiin dad siyaasadda deegaanka ku cusub, una badan aqoonyahanno.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.