Home Afsomali Aqriso Magacyada liiska jadwalka Doorasho ee koofur galbeyd

Aqriso Magacyada liiska jadwalka Doorasho ee koofur galbeyd

Guddiga maamulka doorashada heer maamul goboleed SEIT koonfurgalbeed ayaa shaaciyey jadwalka doorashada aqalka sare shanta kursi xubnaha ku tartamaya ee uu maanta soo magacaabay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya

talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen uu soo saaray shan ka mid ah  Tartamayaasha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ku metelaya maamulkiisa.

HOOS KA AKHRISOI JADWALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.