Home Afsomali Aqriso Warsaxafaadeedka ku xusan in dhoofinta iyo soo saarista Dhuxushu tahay Danbi...

Aqriso Warsaxafaadeedka ku xusan in dhoofinta iyo soo saarista Dhuxushu tahay Danbi Ciqaab lagu Mudan karo

 

War ka soo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa digniin loogu jeediyey dadka ka ganacsada  dhoofinta Dhuxusha iyo soo saariddeeda taas oo  saameyn lixaad leh ku yeelatay xaalufinta deegaanka, nabadgelyada iyo dhaqaalaha, waxaana ay il weyn oo dhaqaale u noqoneysaa argagixisada Al-shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.