Home Afsomali Aqriso Xiliga ay bilaabaneyso qabashada araajiida Musharaxiinta Madaxweyne iyo waqtiga doorashada kursiga...

Aqriso Xiliga ay bilaabaneyso qabashada araajiida Musharaxiinta Madaxweyne iyo waqtiga doorashada kursiga ugu sareeyo ee qaranka

Guddiga Doorashadda Madaxweynaha Soomaaliya Oo Doortay Guddoomiye Iyo Ku Xigeen Guddiga Doorashadda Madaxweynaha Soomaaliya ayaa doortay Guddoomiye iyo ku xu xigeen, waxaana ay bilaabeen shaqada loo igmaday oo ku saabsan arrimaha
Doorashadda Madaxweynaha.

Guddoomiyaha Guddig ayaa waxaa loo doortay Cabdiraxamaan Bayle Ducaale, halka ku xigeena loo doortay Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil fartaag, waxaa sido kale
Xoghaynta Guddiga lo doortay haweenay lagu magacaabo Maryan Axmed.

Bisha labaad ee soo socota ayaa lagu wadaa inay dhacdo Doorashadda Madaxweynaha
Soomaaliya, waxaana socda qabanqabada loogu diyaaroobayo Doorashadda.

Soomaalida ayaa indhaha ku haya Doorashadda Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana ay doonayaan inay helaan hogaan u qalma inuu hogaaniyo Soomaaliya Afarta sano ee
soo socda.

Si kastaba ha ahate, Guddiga Doorashadda Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii
shalay si rasmi ah u bilaabay hawlahooda shaqo.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.