taliyaha Ciidanka Booliska Somalia iataaf kiisa khaas ka ah oo Dil ugu hanjabay Wariye Maxamed cabdi cisman Faradheere Kadid, markii uu qoraal ka qoray Taliyaha Ciidanka Police ka Soomalia Genaral Sulub Axmed fidhin.
faradheere ayaa Bartiis X Twitter uu Soo sdhigay in si toosa loogu sheegay toogasho sido kala qoraal hanjaabada loo soo diray Xili Magalada Muqdisho Xaladahan oo kale Halis ka yihiin.
maxamed Cabdi cismaan ayaa hada ahaa Agasimaha Warfaafinta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somalia.
waxay tani lidi ku tahay Xoriyatul qawlka in uu ka yahay Mid hooseeya Somalia