Home Afsomali Askari tababar ku jiray oo isku qarxiyey ciidamo ay isku jireen xerada...

Askari tababar ku jiray oo isku qarxiyey ciidamo ay isku jireen xerada nacnacada ee Muqdisho

Qof isku soo xeray waxyaabaha qarax ayaa isku qarxiyay xerada ciidanka ee ganaraal dhega badan ekis warshadii nacnaca lama oga khasaaraha dhabta ah ee kadhashay
Qaraxa kadib waxaa xigay rasaas ay ridayeen ciidankadowlada

Warar hadda soo baxayya ayaa sheegayo in dhimasho ay sii marayso 30 ruux
Qofka is qarxiyay waxa wuu ahaa askar tababar loo qorayay sidaana uu isku qarxiyay
Waa sida aan wararka ku helayo ilaa hadda xerrada waxaa laga maqlayaa rasaas teel teel ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.