Home Afsomali Askarta Mozambique iyo kuwa Ruwanda oo Alshabaab dhul ka qabsaday

Askarta Mozambique iyo kuwa Ruwanda oo Alshabaab dhul ka qabsaday

Ciidamada Mozambique oo ay taageerayaan ciidamada Ruwanda ayaa sheegay in ay jihaadiyiinta ka qabsadeen magaalada dekedda leh ee Mocimboa da Praia oo ku taal dhulka gaaska qaniga ku ah ee waqooyiga dalkaasi.

Wasaaradda gaashaandhigga Mozambique ayaa xaqiijisay qoraal hore oo ay ciidamada Rwanda ku qoreen Twitter-ka, kaasi oo ay ku sheegeen in ciidamada isku dhafka ah ay subaxnimadii Axadda la wareegeen gacan ku haynta magaalada.

Dagaalo culus ayaa dhowr degaan oo ku yaal dalka Mozambique waxaa ay ku dhexmaraeen Ciidamada dalkaas iyo Kooxda la Magac baxday Al-Shabaaab, hayeeshee dowladda Mozambique ay taageero Ciidan ka heshay Ciidamada dalka Rwand.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.