News Somalisan
DEG DEG: Ra’iisulwasaare Xamza oo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta magacaabay xubnahan cusub ee Wasiirrada ee Xukuumadda JFS ee kala ah:
1. Md....
Al-shabaab oo weerar ku qaaday ciidamada Kenya ee ku sugan Lamu.
Ciidamada ammaanka ee dalka Kenya ayaa dagaal la galay dagaalameyaal ka tirsan Al Shabab oo weeraray saldhig booliis oo ku yaala Magaalada Lamu ee...
Shilaabo “Maleeshiyo beeleed ku dagaalamay deegaano ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida.
Inta la ogyahay 9 qof oo labada dhinac ah ayaa geeriyooday, halka toboneeyo kalena ay ku dhaawacmeen dagaal xalay soo gaaray oo ka dhacay...
Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo shir jiraa’id ku...
Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay dhacdadii shalay Afarta Darjiin ee sababtay dilka...
Deg deg Dowladda Fedaraalka oo Sacuudiga kala hadashay joojinta fulinta xukuno...
Deg deg Dowladda Fedaraalka oo Sacuudiga kala hadashay joojinta fulinta xukuno dil ah oo lagu riday dhallinyaro Soomaaliyeed
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka...
Mareykanka iyo Israel oo si rasmi ah ugala soo xiriiray DF...
Maraykanka iyo Israa’iil ayaa la xiriiray mas’uuliyiin ka tirsan saddex dowladood oo Bariga Afrika ku yaalla si ay ugala hadlaan suurtagalnimada in dhulkooda loo...
Ruush iyo Ethiopia oo ku heshiiyey in ay ka wada...
Wafdi uu hoggaaminayo taliye ku xigeenka ciidamada badda Ruushka Admiral Vladimir Aurobiv ayaa wadahadal la yeeshay taliye ku xigeenka ciidamada badda Itoobiya ee hawlgalka...
Somalia’s ICC Enhances Coordination Efforts
Somalia’s ICC Enhances Coordination Efforts
The Director General of the Interagency Coordination Center (ICC), Col. Abdinajib Aar, led a key meeting in Mogadishu on Monday...
Xukuumadda Somaliland ayaa xukun qisaas ah ku fulisay laba gacan ku...
Xukuumadda Somaliland ayaa saaka xukun qisaas ah ku fulisay laba gacan ku dhiigle oo dhowaan lagu xukumay dil toogasho ah, kadib markii lagu helay...
Golaha wasiirada oo soo saaray aray go.aamo...
Muqdisho, Khamiis, 06 Maarso 2025:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Saalax...