News Somalisan
Ra’isul Wasaarihii hore ee Pakistan Cimraan Khan oo xakuna lagu riday
Maxkamad ku taala dalka Pakistan ayaa 14 sano oo xarig ah ku riday Ra’isul Wasaarihii hore ee Pakistan Cimraan Khan maanta oo Jimce ah,...
HADDAOGOW; Masuuliyiinta cusub ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro soo magacaabay iyo sida...
HADDAOGOW; Masuuliyiinta cusub ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro soo magacaabay iyo sida BEELAHA & QABIILADU u kala heleen.
1: Cabdinasiir Axmed Xirsi Guddoomiyaha Bangiga Dhexe JSL...
Madaxweynihii kuuriyada koofureyd oo xabsiga la dhiga
Kadib markii mas’uuliyiinta dalka Kuuriyada Koonfureed ay 3-dii Bishan Janaayo ay ku guul dareysteen inay soo xiraan madaxweynaha dalkaas Yoon Suk Yeol, ciidamada amaanka...
Jarmalka oo yiri Somaligii aqoonsado israaiil sharici baan siinayaa
Jarmalku waxa uu hoy u yahay jaaliyadaha Carabta iyo Muslimiinta ugu badan ee Yurub, waa bulsho lagu garto kala duwanaansho qawmiyadeed. Shan milyan iyo...
Waa Qormo Ku Saabsan Xaaladda Soomaaliya 1885 – 2025
Waa Qormo Ku Saabsan Xaaladda Soomaaliya 1885 - 2025
Waqtigii gumeysiga ka hor dadka Soomaalida waxa ay ahaayeen qabaa,ilo daruuftooda dhaqan dhaqaale kala gedisan yahay....
Dowlada somalia oo saldhig ciidan suudaan ka siineyso duleydka Magaalada Muqisho
Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in dowladda Suudaan ay ku garab siiso dib u dhiska ciidankii qaranka, sida ilo diblomaasiyadeed ay u xaqiijiyeen warbaahinta
Garab istaagga...
Kaluumeysato xeebaha Somaliyeed ka habowday oo iyagoo nool 24 maalin ka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo dejisay labo muwaadin oo Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Ibraahim Maxamud...
Burcad badeed Somaliyeed oo 2 milyan doolar loo siiyey madaxfurasho
Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ayaa maanta iska sii daayay markab ay heysteen ilaa bishii November ee sanadkii hada dhamaaday kadib markii ay madax-furasho lacageed ...
Maamulka somalilaand waa inaan dib u soo celino gacan ku haynta...
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in waddo qorshe ay dib ugu soo ceshanayso maamulka hawada, arrintaas oo ah horumar xasaasi ah oo kordhin kara...
Mareykankan oo somalia ka caawinayaNidaamka Aqoonsiga Biometric Automated
Xafiiska Dembi-baarista dalka Maraykanka (FBI), ayaa raadineya shirkado gaar ah ama hay’ado ay gacan uga geystaan hirgelinta ama maamulidda Nidaamka Aqoonsiga Biometric Automated...