News Somalisan
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka oo la kulmay Dhaxal-sugaha Sacuudiga
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa Isniinti shalay aheyd magaalada Riyadh kula kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiha Maxamed Bin Salman, kulankaas oo billow u...
Abwaan Caan ah oo lagu eedeeyay in Caasi waalideyn yahay oo...
Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa ayaa saakay oo Talaado ah xukun xabsi ah ku riday Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo maalintii shalay lagu xiray...
Wiil la dhashay Taliyihii hore ee Nabad Sugida Qaranka oo Muqdisho...
Waxaa xalay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Yaqshiid lagu dilay nin dhallinyaro ah oo la dhashay taliyihii hore ee hay’adda Nabad sugida Soomaaliya haddana...
Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay magaalada Nairobi
Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Marwo, Safiyo Xasan Maxamed magaalada Nairobi uga qeyb gashay shir caalami ah oo ku saabsan horumarinta jawiga maalgashiga...
India oo ciidan la dagaalama Burcad-badeeda usoo diraysa xeebaha Soomaaliya
Cutubyo ka tirsan ciidamada badda Hindiya ayaa la geynayaa biyaha istaraatiijiga ah ee Jabuuti, Gacanka Cadmeed, Xeebta Bari ee Soomaaliya iyo sidoo kale Waqooyiga...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shuruud ku xiray wada-hadal lala galo Itoobiya
Madaxweynaha JFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in damaca Itoobiya ee ku aaddan Badda Soomaaliya uu yahay mid gurracan oo aan la aqbali...
War deg deg ah caadanka qaranka oo gacanta ku dhigay Sayid...
Ciidamada amaanka deegaanka Cadale ee maamulka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo baxsad ah, kaasi oo loo heystay falkii foosha...
Maxkmadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun ku riday Dagaalame ka tirsan...
Maxamed Cabdullahi Xaaji Cali (Jawaari) ayaa lagu soo eedeeyay ka mid ahaanshaha Alshabaab isaga oo u qaabilsanaaa qeybta dhuumaalaysata iyo basaasiinta sida ay sheegtay...
Muxuu yahay ujeedka shirka uu maanta furay R/W ku xigeenka dalka?
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay kulanka siyaasadda loo dhanyahay ee u dhaxeeya Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
6 qof oo Oromo ah lagu laayay degmada Beledxaawo ee...
Inta la xqiijiyay 6 qof oo ka soo jeeda qowmiyada Oromada ee dalka Itoobiya iyo qof Soomaali ah ayaa xalay lagu dilay degmada Beledxaawo...