Saturday, December 3, 2022
Home Authors Posts by Somalisan News

Somalisan News

9873 POSTS 0 COMMENTS

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Deeq bixiyaasha Caalmka dhaqaale weydiisatay

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha Abdirahman Abdishakur Warsame, ayaa waddanka Switzerland kaga qaybgalay furritaanka kalfadhiga 113-aad ee golaha...

Maxaa loo xirey masuuliyiuntii hotelka la weeraray iyo Vill raysa. ...

0
#VILLA_RAYS. Shaki ma jiraa? Qaar ka ami ah masuliyiinti hotel villa rays ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii looga shakiyey in ay bixiyeen amarka...

Saddex nin oo Somali British ah oo lagu dilay weerarkii hotelka...

0
Sideedda qof ee shacabka ah ee ku dhintay weerarkii dableyda Al Shabaab ka gaysatay Hotelka Villa Rays ayaa waxay saddex ka mida ahayd qurbajoog...

GABAR uu abti u yahay Ayatollah Ali Khamenei oo qaaday tallaabo...

0
Gabar uu abti u yahay hoggaamiyaha sare ee dalka Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa ugu baaqday shucuubka caalamka inay cadaadis ku saaran dawladohooda inay...

Howlgallo dad farabadan lagu qabqabtay oo laga sameeyay Muqdisho

0
Xilli dhowrkii Maalmood ee lasoo dhaafay xaaladda amni ee Magalada Muqdisho siweyn looga deyrinayay ayaa Ciidanka Booliiska ee dowladda Fadaraalka Soomaaliya waxa xalay howlgallo...

XOG: Sidee AL-SHABAAB u qorsheeyeen weerarkii Villa Rays?

0
Korneel Cabdullaahi Cali Macow oo ka tirsan Saraakiishii hore ee NISA ayaa bixiyey xog ku aadan weerarkii saacadaha badan qaatay ee Habeen hore Al-Shabaab...

Maamulka degmada Warsheekh oo War kasoo saaray dadka Shacabka ah ee...

0
https://youtu.be/OjXT_mUwp7o Gudoomiyaha Golaha Deegaanka degmada Warshiikh Mudane Xasan Xaaji Darafeey ayaa si kulul uga hadlay weerarka lagu dilay dadka Shacabka ahaa ee isku qoyska ahaa, kuwaas oo...

Ciidamada Macawiisleyda Shabeellaha Dhexe oo weli dagaalka u caaboon

0
Ciidamada dib u xoreynta degaanka ee la magac baxay Macawiisleyda ayaa sheegay inay xilligaan diyaar u yihiin inay laba jibaaraan howlgalka ka dhanka ah...

Soomaali ah oo ku xiran xabsi ku yaalla Niger oo hada...

0
Wasiiru dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Abdisalam Sharif Hussein oo qeyb ka ahaa wefti uu hoggaaminaayey Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka XFS...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirweynaha Maalgashiga Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya ayaa xusay in dalkeenna ay ka jirto fursado maalgashi...
0FansLike
969FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com