Home Authors Posts by Somalisan News

Somalisan News

12631 POSTS 0 COMMENTS

Swedan oo 9,034 caruur ah laga qaaday waalidkooda

0
Mas’uuliyiinta Sweden ayaa dib isaga riixaya warar ku saabsan in hay’adaha Adeegga Bulshada dalkaas “ay afduubanayaan” caruurta Muslimiinta, ayaga oo cambaareeyey “olole been abuur...

RW Rooble oo Xalay Casheysiiyey  Xildhibaannada labada Aqal ee Gobolada Waqooyi

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada dhawaan la doortay ee Labada Aqal ee BJFS ku matalaya Gobollada...

Birgeydka Saddexaad ee dowlad degaanka Soomaalida oo kala celinayo Beelo walaalo...

0
Ciidamada xooga gaarka ee dowlad degaanka Soomaalida ayaa howlgallo Amniga lagu xaqiijinayo kawada degaanada Haraale, ismadhaqa iyo Balli Dhiig, halkaas oo dhawaan ay ku...

Cumar Filish oo ka hadlay qaraxyadii & dilalkii ka dhacay Muqdisho

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxaned (Filish) ayaa si kulul uga hadlay qaraxyadii iyo dilalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay...

Full VIDEO Gudoomiye daahir raajis oo ka qeybqaatay Ololaha nadaafada iyo...

0
https://youtu.be/Y-zEj64J2fA Ololaha  nadaafad iyo Bilic soo celinta ayaa waxaa ka qeybqaatay maamulka dagmada Xamarweyne oo laga fuliyey qeybo ka mid ah dagmadaas/ Ololahaan bilic soo celinta...

Rooble oo la hadlay Hogaanada Aminiga ee taagta daran

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shirka Amniga Qaran oo looga hadlayay xoojinta amniga Dalka, la dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada...

Galmudug oo shaacisay jadwalka Doorashada Kuraas hor leh

0
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta shaaciyay guddiyadda xulista kuraasta kala ah HOP#012, HOP#048, HOP#137 iyo waqtiga la qabanayo Doorashada...

Amaanka Garawe oo la adkeeyey

0
Kulan ay yeesheen Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa Maanta waxaa ay kasoo saareen Amarro dhowr ah oo la xiriira Amniga Magaalada Garoowe...

Keydkii hub  Ciidamada AMISOM oo gubtay iyo qaraxyo waa weyn oo…

0
Keydkii hub  Ciidamada AMISOM oo gubtay iyo qaraxyo waa weyn oo… Saldhig ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM ku leeyihiin degaanka Haansheekh oo hoostagta degmada Balcad...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com