Sunday, February 23, 2020
Home Authors Posts by Somalisan News

Somalisan News

5091 POSTS 0 COMMENTS

Shirkii Madasha wadatashiga Qaran oo si habsami leh Muqdisho uga socda

Waxaa Maanta oo Arbaco ah Maalintii Labaad Galay Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran oo Muqdisho uga soconaya Hogaamiyaasha Soomaalida. Shirkaan oo ah midkii ugu dambeeyay ee...

Dhageyso Taliska Ciidanka Boliska ayaa balan qaaday in ay amaanka Magaalada...

Taliska Ciidanka Bolice-ka ayaa saldhig cusub ka dhagax dhigay si manaka loogu sugo dagmada waberi ee magaalada Muqdisho . Munaasibada dhagaxdhiga ayaa waxaa ka soo...

Aqriso Wareegto ka soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha oo lagu joojiyey …

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan habraaca shaqada dowladda ee waqtiyada doorashada. Wareegtadan ayaa khuseysa sidii loo ilaalin...

Aqriso Sharuudaha lagu Xirey Ergada 51 cida soo xuleysa iyo waxa...

Shuruudaha laga rabo Ergada u codayn doonta baarlamaanada fadaraalka ee soo socda Waxaa soo baxay shuruuda laga rabo inay buuxyaan ergeda dooraneysa Xildhibaanada kamid noqonaya...

Dad u geeriyooday Qaraxyo miinada dhulka lagu aasyo Hoobiyayaal iyo Hadal...

Dad u geeriyooday Qaraxyo miinada dhulka lagu aasyo Hoobiyayaal iyo Hadal la.aanta maamulka dagmooyinka ay ka dhaceen midka Gobolka banadir iyo Xakuumadaba . Waxaana loo...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Muqdisho ka furey Shirka Madasha Hoggaanka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada si rasmi ah uga furay shirka Madasha Hoggaanka Qaran (Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...

Maxaa laga la filaa oo isbadel ah xukumadda Federaalka – Faalo...

Maxaa laga la filaa oo isbadel ah xukumadda Federaalka                               Iyadoo waayo arag laga qadanaya dawladahii dalka soo maray laga soo bilaabo sannakii 2000,  dalka...

Deeq ka timid Dowlada Shiinaha oo duleydka Muqdisho laga Qeybiyey

Safiirka Shiinaha oo sheegay in Gobolka banaadir u qorsheegay kaalmooyin kala duwan Dowlada shiinaha dadka ayaa raashin ceeriin ku wareejisay dowlada somaliya si ay u...

Ilaaladi Cabdi weli Gaas oo qaarkood Garoonka Muqdisho lagu xirey

laalada Hogaamiyaha Puntland ee xafiltanka siyaasadeed kula jira Hogaamiyaha Galmudug  C/kariin Xuseen guuleed ayaa maanta ka soo dagay garoonka magaalada Muqdisho, waxaana qaar ka...

Laascaano maxaabiis in la dilo ku xukuneyd oo xabsiga lagala baxay

Kadib markii shalay Magaalada Laas-caanood ay ka dhaceen rabshado sababay Gacan ka hadal oo u dhaxeeyay Booliska iyo dad shacab ah ayaa Maamulka Soomaaliland...
39,747FansLike
1,026FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com