Home Authors Posts by Somalisan News

Somalisan News

12631 POSTS 0 COMMENTS

War Murtiyeedka Shirkii 1053-Aad Ee Golaha Nabadda Iyo Ammaanka (PSC) Ee...

0
War Murtiyeedka Shirkii 1053-aad ee Golaha Nabadda iyo Ammaanka (PSC) ee Midowga Afrika (AU) ee la qabtay 7-dii Disembar 2021,ayaa looga hadlay Xaaladda Somaliya...

Al Shabaab oo la wareegtay Deegaan ku dhaw Dhuusomareeb bur burina...

0
Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay la wareegay deegaanka Ceeldheere oo kuyaala inta u dhaxeysa magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel , deegaankan ayaana muhiim u...

Aqriso Magacyada Dowladha Britain liiska Cas ka saartay ee kuyaala...

0
Britian ayaa go’aansatay in Dalalka liiska cas ku jiray laga qaado xayiraadda , waxaana dalalkaasi ka mid ah Angola, Botswana, Eswatini, Lesotho, Malawi, Mozambique,...

Guddiga Doorashooyinka Oo Shaaciyay Qabashada Kuraasta Gobolka Banaadir Ee BFS

0
Guddiga Maamulaya doorashada Beelaha Banaadiriga ayaa shaaciyay qabashada 5 kamid ah kuraasta ay ku leeyihiin Golaha Shacabka, kuwaas oo doorashadooda ka dhaceyso Magaalada Muqdisho. 5-ta...

DFS oo heshiis ku kacaya $8.64 Milyan Dollar la saxiixatay Finland

0
Wasiirka Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo Safiirka dowladda Finland ee Soomaaliya Marwo Johanna Jokinen...

Guddiga Doorashada Jubbaland oo shaaciyay Doorashada 14 kursi ay qabanayaan

0
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa goordhaw shaaciyay qabashada doorashada 14 kursi oo kamid noqonaya kuraasta golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka. Qoraal...

Full video Xiriirka Somaliyeed ee kubada cagta oo ka hadlay khilaafka...

0
Xiriirka Somaliyeed ee kubada cagta oo ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay Kulan balaran oo ay iskuugu yimaadeen gudomiyayeyaasha 15 ka mid ah 24ka kooxood...

Al Shabaab oo gubtay Saldhigii booliiska Matabaan kadibna isaga baxday Degmadaasi

0
Wararka ka imaanaya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al Shabaab ee saacado kahor la wareegay gacan ku heynta degmadaasi si...

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shirka dalalka Jaamacada Carabta

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa goor dhow gaaray magaalada Beyruut ee dalka Lubnaan, halkaasi oo si diiran...

Golaha Wakiilada Somaliland oo gacamaha isula tagay

0
Waxaa Maanta gacan ka hadal iyo buuq uu dhexmaray Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, kuwaas oo u kala safnaa Muxaafid iyo Mucaarae. Buuqa iyo...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com