Home Authors Posts by Somalisan News

Somalisan News

12631 POSTS 0 COMMENTS

Xiisad dhinaca dhaqaalaha ah oo ka taagan Garoonka Diyaaradaha Beledweyne

0
Waxaa Maanta xiran qeybta Tarminalka cusub ee garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne ee  Xarunta Gobolka Hiiraan sababo la xiriira dhinaca dhaqaalaha ah. Wararka la...

Guddi loo saaray kufsi & dil Gabar yar loogu geystay degaanka...

0
Maamulka degaanka Janaale ee hoostaga Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay guddi baaritaan u saareen dhacdo kufsi iyo dil ah oo...

Ciidamada Itoobiya oo dagaal ku qabsaday Wado Muhiim ah oo isku...

0
Ciidamada federaalka Itoobiya oo dagaal qaraar la galay xoogaga TPLF ayaa la wareegay magaalooyin muhiim ah oo horey gacanta ugu hayeen TPLF, waxa ayna...

Wasiir sheegay in Ciidamada dowladu shacabka Muqdisho lacago bad ah ka...

0
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlada Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in ciidamada dowlada ee ku sugan koontaroolada kuyaala magaalada Muqdisho lacago baad...

Full VIDEO Qoysas abaartu Dad iyo duunyo ka dhameysay oo gaaray...

0
Barakacayaal mudo sidii ay Muqdisho ku soo gaari lahaayeen jidka ugu soo jirey ayaa ugu danbeyntii dhib iyo rafaad ka dib yimid deegaanka weydow...

International Human Rights Day Commemoration Held In Mogadishu

0
International Human Rights Day Commemoration Held In Mogadishu Somali disability cluster organized IHRD event 2021 in Mogadishu. The event is participated PWDs, members of...

Barnaamijka Somtel ee ku shubo oo ku guuleyso gabar jaariyad ah...

0
Xaflafa abaalmarinta somtel Dahabshiil Group  ee ku shubo oo ku guuleyso Oo  sbuucyadaanba ka socday magaalada muqdisho ayaa waxaa asbuucaan ka soo qeybgalay masuuliyiin ...

Full VIDEO Askari dil u geystay hooyo caruur koris aheyd oo...

0
https://youtu.be/0_thDH23lSI Askari ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waxaa uu xaafada Xoosh ee degmada Dharkeenleey gobolka Banaadir Maanta ku dilay Haweeneey ay xaafada deris ka...

Haweeney saaka toogasho lagu dilay & Booliska oo qabtay ninki dambeeyey

0
Degaanka Balicad oo hoostaga degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa saaka lagu dilay Haweeney ka mid aheyd dadka degaanka ka dib markii lagu...

Akhriso Wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan Somalia oo War-saxaafadeed soo saaray

0
Xuska sannadkan ee maalinta xuquuqul insaanka, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya waxa uu ugu baaqayaa Soomaalida in...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com