Home Authors Posts by Somalisan News

Somalisan News

12631 POSTS 0 COMMENTS

Tiirkii Hore oo Ku saabsan Go’aanka Maamulka Joe Biden

0
Tiirkii Hore Ku saabsan Go’aanka Maamulka Joe Biden ee ah in ciidamada Mareykanka laga saaro Afghanistan ayaa niyad jabiyay xulafada reer Galbeedka, gaar ahaan Ingiriiska...

Deg deg Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Lataliyaha...

0
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Lataliyaha Amniga Qaranka iyo Kusimaha HNSQ Muqdisho, Sebteembar 7, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi...

Militariga Oo Xabsiga Dhigay Madaxweynaha Dalka Guinea, Xilkana La Wareegay

0
Militariga Oo Xabsiga Dhigay Madaxweynaha Dalka Guinea, Xilkana La Wareegay Ciiddamo ka tirsan Milliteriga dalka Guinea waxay sheegeen inay Axaddii qabteen Madaxweynaha, isla markaana ay...

Former president Jacob Zuma released on medical parole

0
Former president Jacob Zuma has been released from prison on medical parole, the department of correctional services confirmed on Sunday. The department said in a...

halaqa, dawacooyinka iyo dhurwaayada geesihiina taag-taagan ayaa ka soo baxday...

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo hadal ka jeediyey kulan is-cafis ah oo siyaasiyiinta reer waqooyi ee Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed...

Talada Beesha caalamka ee ku wajahan madaxda sare ee dalka

0
Saaxiibada Beesha Caalamku* waxay ka walaacsan yihiin in muranka ku gedaaman waayitaanka Marwo Ikraan Tahliil Faarax uu abuurayo xiisado siyaasadeed oo saamayn ku yeelan...

Xoogaga Taliban oo ku dhawaaqday Gole wasiiro cusub oo ku-meel gaar...

0
Taalibaan ayaa maanta u magacowday Mullah Mohammad Hassan Akhund, oo ay saaran tahay cunaqabateynta QM, inuu noqdo madaxa xukuumad ku-meel gaar ah oo ay...

Daalibaan oo baareysa dilka haweeneyn xaamilo aheyd

0
Koox katirsan Taalibaan ayaa lagu eedeeyay in gobolka Ghor ee dalka Afganistan dil u geesteen haweeneyn xaamilo aheyd oo horey uga tirsaneed ciidanka booliiska...

Dagaal mar kale ka qarxay degaanka Kabxanleey ee Waqooyiga Magaalada Beledweyne

0
Dagaalka oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed ayaa waxaa uu markale ka dhacay degaanka Kabxanleey ee Waqooyiga Magaalada Beledweyne, waxaana ka dhashay khasaaro isugu...

Alshabaab oo Madaafiic ku garaacay deegaanka Af-urur oo kuyaal duleedka Magaalada...

0
Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay xalay weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhig Ciidamada Dowlad Goboleedka Puntland ku leeyihiin degaanka Af-urur oo kuyaal duleedka...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com