News Somalisan
Digniin Xeer ilaaliyaha Maxkamada darajada kowaad ee Ciidamada Qalabka sida qeyb…
Digniin Xeer ilaaliyaha Maxkamada darajada kowaad ee Ciidamada Qalabka sida qeyb…
Digniin Xeer ilaaliyaha Maxkamada darajada kowaad ee Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad Gashanle Maxamed...
DEGDEG:- RW Rooble ayaa u yeeray C/raxmaan C/shakuur Warsame . Hadda...
RW Rooble ayaa u yeeray C/raxmaan C/shakuur Warsame . Hadda ayuu shir u socdaa iyadoo qodobka laga hadlayo uusan cadayn balse RW Rooble ayaa...
Aqriso Jawaabtii rooble War Murtiyeed Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka
War Murtiyeed Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka
Ra’isul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble
Sida ay lawada socdaan bulshada Soomaaliyeed, Dalku waxa uu ku jiraa marxalad adag oo...
Orod yahanno Olombikadii Tokyo Kusoo Bandhigay Soomaalinimo Cajiib Leh!
Dhacdo cajiib leh oo daawadayaashii orodada Olombikada Tokyo 2020 ee marathonkii 42 kiilomitir ee Sebtigii August 7, 2021 garanwaayeen wax ay ku fasiraan ayaa...
Maxaa ka jira in hoobiyayaal lagu weeraray garoonla Muqdiaho
Hoobiyaha goroonka aadan cade ku socdo
Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya nawaaxiga garoonka adan cade ee maagaalada muqdiaho tiro hoobiyayaal ah oo is daba...
Full VIDEO Dhalinyarada beesha 4ta makane oo ku taageeray musharax yusuf...
https://youtu.be/ikMIrUIVClE
Dhalinyarada beesha 4ta makane oo ku taageeray musharax yusuf xalaal shir Baladweyne lagu qabtay
Munaasibadaan oo aheyd mid taageero hiil iyo hooba leh loogu muujinayey...
Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay tallaal kale oo COVID-19 ah
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xilgaasriinta ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guddoomay 108,000 doses oo talaalka Covid-19 oo ay ku ku deeqday Dowladda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya iyo wafdi ay hogaamineyso oo soo...
Waxaa Magaalada Muqdisho soo gaartay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo, iyada oo siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.
Garoonka diyaaradaha...
Laacib Madaxweyne Farmaajo oo wareegto kaga xayiray Hey’adaha Dowladda heshiisyada iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida Qaran iyo madaxbannaanida dalkeenna ayaa Xeer...
Warbixinta karoonaha cusub 63 xaalado oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 63 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac...