Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Booliska AMISOM oo lagu wareejiyay gaadiid loogu talagalay amniga doorashooyinka

0
Ilaa 11 Gaari oo loogu talo galay howlgalka sugida Amniga doorashooyinka socda ayaa waxaa lagu wareejiyay Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika  Soomaaliya...

Indho gardaran hadey ooyaan kuwii garta lahaa maxaad moodaa iyo Eng...

0
  Shan Xildhibaan iyo Cabdi Xaashi + Xafladood Caawa. Xafladda wayda ah ka qaybgalka martida Jazeera iyo ujeedka shanta xildhibaan iyo Cabdi Xaashi muhiim maaha ka...

Soomaaliya oo Turkiga ka heshay 30 Million oo dollar

0
oolar Sida lagu qoray  Wargeyska dowladda Turkiga Wasaaradda Arrimaha Turkiga ayaa bixineysa lacagtaas, waxaana soomaliya bil walba la siin doonaa lacag dhan 2.5 Million illaa...

DEG DEG:Musharixiin iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo lagu dhex handadey...

0
DEG DEG:Musharixiin iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo lagu dhex handadey garoonka Dhuusamareeb. Musharax kudun ximaa oo Qoor Qoor diiday in la soo dhaweeyo iyo...

Dhageyso Al-Shabaabka ceelbuur joogo  oo toogasho ku fuliyey goob fagaare ah...

0
Al-Shabaab ayaa  ishalay gelinkii dambe nin da’ah ay ku toogtay fagaare ku yaalla degmada Ceelbuur oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Toogashada...

Guddoomiyaha Degmada Waajid OO Alshabaab Godoomisay ka Cabanaya

0
Guddoomiyaha Degmada Waajid Maxamed Macalin Yuusuf ayaa sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab oo tiradoodu gaarayso ilaa iyo 13 lagu dilay howlgal ciidamada dowladu...

Amnesty International Ciidamada ammaanka Nigeria Argagixisada ku eedeysay Xasuuqa ku dhowaad...

0
Ciidamada ammaanka Nigeria ayaa lagu eedeeyey inay adeegsadeen awood xad-dhaaf ah ayna dileen ugu yaraan 115 qof kaddib howlgal ka dhan ah kooxaha u...

DEGDEG: Dab xoogan oo hadda ka kacay xaafada janaraal daauud ee...

0
DEGDEG: Dab xoogan oo hadda ka kacay xaaf kamid ah Muqdisho Dabka ayaa ka dhashay xargaha korontada ee ka laalaada hareeraha wadooyinka iyo baalayaasha kuwaas...

Weli waxaan ahey Musharax MadaweyneSheekh Shariif Axmed

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya,  Sheekh Shariif Axmed oo qoraal soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebook-ga ayaa ka hadlay warar dhowaan lagu baahiyey baraha...

Askartii Erteeriya Tababarka loogu qaaday oo dalka dib loogu soo celinayo

0
Madaxda Dowladda Soomaaliya ayaa go’aan ku gaartay in todobaadyo gudahood dalka loogu soo celiyo tiro ka mid ah askartii tababarka loogu qaaday dalka erteeriye...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com