Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

WhatsApp oo dhawaan dunida laga isticmaali doono internet la.aan

0
WhatsApp ayaa dhawaan laga heli doonaa aalado badan oo aan lahayn qadka internetka WhatsApp wuxuu leeyahay muuqaalka waxaa lafilayaa in lagubixiyo 2da bilood ee soosocda...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO BOGAADIYEY DADAALLADA XUKUUMADDA EE AWOOD SIINTA GANACSATADA SOOMAALIYEED

0
MADAXWEYNE FARMAAJO OO BOGAADIYEY DADAALLADA XUKUUMADDA EE AWOOD SIINTA GANACSATADA SOOMAALIYEED Muqdisho, Juun 20, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa adkeeyey...

Full VIDEO barnaamijka waxey ila tahay

0
https://youtu.be/Br0mCyjrZrM

Kenyan forces arrest man suspected of kidnapping Somali girl

0
Kenyan forces arrest man suspected of kidnapping Somali girl One of the girls abducted in the Kenyan capital, Nairobi, has reportedly been found. Hafsa Mohamed Luqmaan,...

Amp jabril afyare God do not give refugee problems everywhere. Amen

0
Today June 20th, 2021 is World Refugee Day which reminds us there are millions of mothers, fathers, children and elders who fled from their...

Danjire Jabriil Afyare oo ka hadlay xaalada Qaxootida ku sugan Ugaandha

0
Maanta oo ay taariikhdu tahay 20-ka Juun, 2021-ka waa maalinta Qaxootiga Adduunka oo na xusuusinaysa inay jiraan malaayiin hooyooyin, aabbayaal, carruur iyo odayaal ka...

Antonio Guterres oo mar kale loo doortay Xoghayaha Guud ee Qaramada...

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si aqlabiyad leh dib loogu doortay markii labaad muddo shan sano ah golaha 193-ka xubnood ee Golaha...

Baaq Culus oo ku wajahan beel weynta karanle

0
Waxaan baaq usoo jeedinayaa dhamaan waxgaradka beel weynta karanle kaas oo ku wajahan 9 kaas ex mudana yaasha ahaa .waxaad ogaataan .khaladka eey kagaleen.dadkiina...

Qaramada midoobey oo sheegtay tirada dadka wajahaya gaajada cuno yari darteed 

0
Qaramada midoobey oo sheegtay tirada dadka wajahaya gaajada cuno yari darteed UN Mashaariic 2.8 Mln qof ayaa wajahaya Cunno la’aan daran, gaajo ka jirta Soomaaliyadarteed Ugu...

Faahfaahinta Ciidanka Xoogga oo seegay in ay fashiliyeen Qarax gaari oo...

0
https://youtu.be/6IpyYvso_lg https://youtu.be/QQywQbfOg3c Taliska xoogga dalka Soomaaliyeed oo faahfaahin ka bixiyay weerar naftii halignimada ah oo Xagjirka Alshabaab ay ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaalla Gobalka...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com