Home Authors Posts by somalisannews

somalisannews

somalisannews
265 POSTS 0 COMMENTS

James Swan oo amray madaxda Jubbaland in ay xalka gaaraan...

0
        DG Jubbaland ayaa ku howlan go’aan ka gaarista 16ka kursi Golaha Shacabka ee Deegaan-Doorashadoodu tahay Magaalada Garbahaarey xarunta Gobolka Gedo oo caqabad iyo culeys...

Kolonyo katirsan Ciidamada Kenya oo ku joray Biyo dhaamin ayaa...

0
Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso ee meelaha fog fog laga hago ayaa Kolonyo katirsan Ciidamada Kenya waxaa lagula eegtay degaan katirsan Gobolada...

Wiil dhaliyaro ahaa oo aano Qabiil loo dilay Xili ramadaan ah 

0
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dil xalay degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud loogu geystay Nin Dhalinyaro ahaa kana mid ahaa...

Muxuu salka ku hayaa muranka hareeyey safaarada somalida ee dalka talyaaniga...

0
Safaaradda Soomaaliya ee Roma ayaa todobaadyadii la soo dhaafay noqotay goob ay ka taagnaayeen xiisado xooggan oo u dhaxeeya safiirkii hore ee xilka ka...

Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran oo cunaqabatayn kusoo rogtay 24 masuul...

0
Iran ayaa liiska madow ee shaqsiyaadka cunaqabateynta saaran ku dartay 24 qof oo Mareykan ah oo lagu eedeyay “argagixiso” iyo ku xadgudubka xuquuqda aadanaha...

13 muhaajiriin ah oo meydkooda laga helay xeebaha Tunisia

0
Mas’uuliyiinta waddanka Tunisia ayaa Sabtidii soo saaray meydadka 13 tahriibayaal ah oo ay ku jiraan lix haween ah iyo lix caruur ah, kadib markii...

Ma laga socon karaa Koonfur Galbeed La’aanteed baarlamaanka?

0
Baydhabo waxa ka bilowday wadahadallada u dhaxeeya wafdigii shalay halkaasi gaaray ee uu hoggaainayay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo madaxda maamulka Koonfur Galbeed. Shirarkan...

Wasaradda maaliyadda oo dacwad ka gudbisay Wasiirka Boostada DF

0
SOMALISAN.NET: Wasaaada maaliyada ayaa u gudbisay Madaxweynaha qaranka dacwad ka dhan ah wasiirka boostada iyo isgaarsiinta Eng. Cabdi Sheekh Axmed, taasi oo la xiriirta...

Warbixin: Doorashada Kuraasta JOWHAR iyo guusha Cosoble

0
Jowhar-Somalisan Wararka aan ka heleeyno Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa lagu wadaa in maanta lagu qabto doorashada kuraas ka mid...

faah faahin laga helayo  Dil ka dhacay degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud

0
Wararka naga soo gaaraya degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Bartamaha degmada saaka lagu dilay mid kamid ah Darawalada Gaadiidka Jaadka (...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com