Home Authors Posts by somalisannews

somalisannews

252 POSTS 0 COMMENTS

Shiinaha oo digniin xoogan u jeediyay Mareykanka

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha ayaa soo saartay digniin culus oo ay u direyso Guddoomiyaha Baarlamaanka Mareykanka Nancy Pelosi oo booqasha rasmi ah ku tageyso...

Muuqaalo Cusub Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka...

0
https://youtu.be/7yc4heBjM-k https://youtu.be/YmyPKqlyJ9o https://youtu.be/8tnLgR40vds Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta, halkaas oo xarun muhiim ah u ah...

Muuqaal Cusub Afduub ka dhacay Magalada Boosaaso oo xiisad ka abuurey...

0
https://youtu.be/CFKOlYILLX0 Afduub ka dhacay Magalada Boosaaso oo xiisad ka abuurey Guud ahaan Buntlandh. Beesha kuumade  oo kamid ah Beelaha Darood ayaa waxaa ay sikuluul ugu...

Muuqaalo Cusub Doodii dhexmartay Wasiir Bayle iyo Xildhibaanada labada Aqal oo...

0
https://youtu.be/tfNV4lXXBAg https://youtu.be/bzuljem_89U https://youtu.be/Btn9yB-oGec https://youtu.be/AIUTs_Ay3bk https://youtu.be/hzsU0hRzcmU Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo maanta su’aalo adag lagu weydiiyay kulankii Xildhibaanada labada Aqal ee BF, kuwaasi oo la xiriira...

Masaafuris, sarkaal Soomaali ah oo shaqada laga ceyriyay aragtiyo taageersan Israa’iil...

0
Masaafuris, sarkaal Soomaali ah oo shaqada laga ceyriyay aragtiyo taageersan Israa'iil wuxuu dalbanayaa raaligelin Dublamaasigii ugu sarreeyay ee Cabdullaahi Dool ayaa baxsaday iyadoo ay jirto...

Gudoomiyaha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye nabadoon Maxamed xasan xaad ayaa...

0
https://www.youtube.com/watch?v=9FqQi4WIVd8 Kulanka waxaa daahfuray gudoomiyaha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye nabadoon Maxamed xasan xaad Waxaana uu sheegay in ujeedka uu yahay soodhaweynta raiisal wasaaraha cusub iyo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur si diirran ugu...

Full VIDEO Madaxweyne Xasan Sh oo Xeeryaha Barakacaasha beydhabo ku booqday

0
https://youtu.be/fgXBYWWGl7s Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada Koonfur Galbeed ee culimada, haweenka, dhallinyarada iyo...

Full VIDEO Dhul boob ka socda Suuq ku yaala Muqdisho (Akhriso)

0
Maamulka gobolka Banaadir ayaa digniin culus ka soo saaray dhul boob sharci daro ah ka socda Suuqa Siinaay oo ka mid ah suuqyada caanka...

faahfaahin laga helayo Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso uu ka dhacay laamiga dheer ee degmada Dayniile gaar ahaan meel ku dhaw aargada, waxaana qarxaaasi...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com