Home Authors Posts by somalisannews

somalisannews

somalisannews
265 POSTS 0 COMMENTS

QM oo ka digtay musiibo kusoo fool leh dalal ay kujirto...

0
SOMALISAN.NET:Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa ka digtay in dad lagu qiyaasay 20 milyan oo qof oo ku nool qaybo ka mid ah Itoobiya,...

Goobaha lagu qabanayo Doorashada guddoonka labada Aqal oo la adkeynayo

0
Waxaa isbuuca soo socda lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka dhacaan doorashooyinka guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka, waxaana socda diyaar garow xooggan oo...

 Wariyeyaashii hargeysa ku  xirnaa oo qaarkood la sii daayey

0
Muddo lix Cisho ah ayay ku xirnaayeen Xarunta dambi baarista ee Magaalada Hargeysa ku dhawaad 15 Suxufi oo kamid ah Wariyeyaasha Madaxa bannaan ee...

Madaxweynaha dalka turkiga oo dalbaday in la garab istaago dalalka Yemen,...

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Dayyip Erdogan ayaa ku baaqay in la garab istaago waddamada Yemen, Soomaaliya, Liibiya, Mynmar, Afgaanistan, Falastiin iyo Suuriya oo dhibaatooyin Amni...

Diiwaangelinta musharrixiinta Guddoonka Golaha Shacabka & Aqalka Sare oo bilaabaneysa

0
Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare ayaa billaabaya Maanta oo talaado ah diiwaangalinta Musharraxiinta Guddoonka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay guddiga...

Madaxweynaha Puntland Oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

0
Madaxweynaha Puntland Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa in uu soo gaaro magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya, waxaana socda...

Shuruudaha musharaxa u tartamaya xilka gud doonka BF oo la shaaciyay...

0
Shuruudaha musharaxa u tartamaya xilka gud doonka BF oo la shaaciyay (Akhriso) Guddiga doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa Shalayeyd soo saaray shuruudaha laga rabo musharaxiinta...

TOOS: MAXKAMADA SARE EE DALKA AYAA U FADHISA DACWADA KIISKA KURSIGA...

0
http://TOOS: MAXKAMADA SARE EE DALKA AYAA U FADHISA DACWADA KIISKA KURSIGA Hop:086 EE FAHAD YAASIIN See less

DEGDEG:- Abwaan badal xeri oo ayaa hadda lagu diley degmada Kaxda...

0
Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Caawa Xaafad katirsan degmada kaxda ee gobolka Banaadir waxaa ay kudileen Abwaan Badal oo kamid ahaa Odayaasha dhaqanka degmadaas...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com