Home Afsomali Aweys Cisman Cabdi oo dilay 4 qof oo isku qoys ah dilay...

Aweys Cisman Cabdi oo dilay 4 qof oo isku qoys ah dilay 5 kalana dhaawacay oo Gaalkacyo laga Soo qabtay

17/July/2020 abaare 06:00 AM, ayaa Boliiska Dowlad Goboleedka Galmudug ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ay gacanta ku Soo dhigeen eedeysane, Aweys Cisman Cabdi, oo 9/July/2020 dilay ilaa afar qofood, dhaawacayna ilaa 5 kale Tabeelaha Sheikh Ibraahim ee deegaanka Garasbeeleey.

Qabashadaan ayaa ku Soo aaday kadib iskaashi ay sameeyeen Hoggaanka Baarista Dembiyada iyo Boliiska Dowlad Goboleedka Galmudug ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, sida uu ii xaqiijiyay Col QAASIM SHIIKHDOON, Taliyaha Qeybta Boliiska Gobolka Mudug.

Dhawaan ayaan saxaaafada usoo bandhigidoonaa si’aan ugu wareejino hay’adaha Garsoorka Dalka si Cadaalada loo waafajiyo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.