Home Afsomali AXADA soo socoto waxaa bilaabanaaya haduu alle idmo 10 bisha dulxajah hadaba...

AXADA soo socoto waxaa bilaabanaaya haduu alle idmo 10 bisha dulxajah hadaba maxaa nala gudboon

AXADA soo socoto waxaa bilawanaayo haduu alle idmo 10 bisha dulxajah haduu alle ku gaarsiiyo waxaad sameesaa
1- Soon 1-9 bisha hadii aad awoodin maalinta 9aad soon
2- Waxaad badisaa quraan aqriska

10kas maalin isku day inaad quraanka dhameesid 3 jus maalintii
3- Salaadaha jameeco ku xifdi
4- Waxaad ku dadaashaa ducada waxaad alle weydiisataa ( dambi dhaaf iyo caafimaad aduun iyo akhiro)
5- Sladaha suananka ah ha iloowi sdia ( Salad duxaa + salad leeyel + 2 rakac ka horeysa slaada subax iyo suanka kale saladaha )
6- Waxaad ka faa’ideesataa xiliga qoraxda inta soo bixin subixii hore iyo cadceda inta aysan dhicin oo dikriga iyo ducada xiligas badi
7- Qaraabada xariiri + sadaqad la bax + walaidka baari u noqo +hadey dhinteen u duceey
8- Ugu dabeeyn waxaad xasuusataa maalmahaa ineey yihiin maalmaha aduunka ugu fadliga badan alle wuu ku dhaartay maalmahan ( wal fajri – walayaalin cashri)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.