Home Afsomali Axmed Ciise Cawad Wasiirkii Arimaha dibada oo xilkii laga xayuubiyey loona...

Axmed Ciise Cawad Wasiirkii Arimaha dibada oo xilkii laga xayuubiyey loona magacaabay xilkaas ……

wareegto ka soo baxday xafiiska Raiisal wasaare rooble ayaa xilkii looga qaaday wasiirkii Arimaha dibada Axmed Ciise cawad waxaana xilkaa uu u magacaabay Mohamed Abdirizak Mohamoud Abuubakar

wareegtada ayaa waxaa saxaafada u a qriyey Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo hidaha Cusmaan Dubbe

 

Raisal Wasaare Mohamed Hussein Rooble ayaa hadda u magacaabay Mohamed Abdirizak Mohamoud Abuubakar Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Dowladda Federalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale Safiir u magacaabay Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda Danjire Ahmed Ciise Cawed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here