Home Afsomali Axmed Madoobe Oo Magacaabay Guddi uu gudoomiye u yahay Madaxweyne ku xigeen...

Axmed Madoobe Oo Magacaabay Guddi uu gudoomiye u yahay Madaxweyne ku xigeen Cabduqaadir Xaaji Maxamed Lugadheere

Madaxwaynaha Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magacaabay guddiga qaban-qaabada aaska wasiirkii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee maamulkaasi oo dhowaan ku geeriyooday Hindiya.

Guddiga ayaa ka kooban 7 xubnood oo iskugu jira madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland, Wasiiro, ganacsato iyo odayaasha dhaqanka.

Halkaan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.