Baadarigii coldoon xarigiisa ka danbeysay oo u carartay abuuja
Gudoomiyahii Jaamacadda Barwaaqo Joy Isa ee ku dhax faafineysay Somaliland diinta kirishtaanka ayaa ka dhooftay Somaliland galabta ka dib hanjabaado iyo dhaleeceen ay kala kulantay taageerayaasha iyo muslimiinta ogaaday dulmiga ay ku sameeysay samafale cabdimaalik muuse coldoon oo sirteeda faafinta diibta kirishtaanka banaanka soo dhigay dabadeedna maamulka somaliland burco ku xirey isla markiina hargeysa loo dhaadhiciyey sida ay somalisan.org ogaatay
Haweenaydan oo dhalasho ahaan ka soo jeedda dalka Nayjeeriya, ayaa galabta madaarka Hargeisa ka dhooftay.
48 saac ee u danbeeyay ayaa baraha bulshada aad loogu falanqeeyay shaqada rasmiga ah ee ay qabato Joy Isa.
Wax ka ogow casharada ay bixiso gudaha jaamacada ay maamusho iyo sida ay uga sheekeyneyso kirishtaameynta iyo marin habaabinta ardayda jaamacada barwaaqo
https://youtu.be/8aCZAaU2wjY