Home Afsomali Baafin Aabe Dhalay 28 caruur ah oo ka mid Noqday dadka lagu...

Baafin Aabe Dhalay 28 caruur ah oo ka mid Noqday dadka lagu waayey Masiibadii Zoobe

 

Abdullahi.Mohamud Siyad Casir  ( Cabdulaahi Yariisoow ) wuxuu ka mid yahay dadkii nolol iyo Geeriba la waayay kadib Qarixii Sabtigii ka dhacay isgoyska Zope KM

Cabdulaahi wuxuu masuul ka ahaa qoysaskiisa iyo caruurtiisa oo gaareysa 28 meelna laguma sheegin dhimasho iyo dhaawac raqiyo ruux

markii ugu wardanbysay ehalkiisa waxa uu joogay agagarka isgoyska Zoobe waxa uu watay Gaari nooca Sapacio midabkiisa cad yahay taargadiisna tahay AC3874 .

Hadaba fadlan qofkii hela maclumad nolol ama geeri la xariir Walaalkiis cabdinaasir maxamuud siyaad telfon number 0618022160 ama 0615503989.

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.