Home Afsomali Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyey heshiiska jiheynta doorashada

Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyey heshiiska jiheynta doorashada

Baarlamaanka JFS oo 252 cod ku ansixiyey heshiiskii siyaasadeed ee jiheynta doorashada labada aqal ee Baarlamaanka JFS 2020/2021 ee ay gaareen madaxda Haydaha fulinta ee heer Federaal iyo heer Dowlad Gobaleed.

Kulanka waxaa shir gudoominaayay guddoonka labada Aqal  ka hor inta aan ka ansixin qaar ka mid ah xildhibaanada ayaa aragtidooda ka dhiibtay.

255 Xildhibaan ayuu ku furmay kulanka Xildhibaanada, waxaana goobta ku sugan gudoonka labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.