Home Afsomali Balabweyn Qarax ciidamada Dowlada loogu aasay maqaayada ay ka cunteeyaan oo dhaliyey...

Balabweyn Qarax ciidamada Dowlada loogu aasay maqaayada ay ka cunteeyaan oo dhaliyey qasaare

The explosion of a landmine on a road in the neighborhood Xaaw tako  town in a way where the forces of the mission AMISOM, particularly Ethiopia.

There is no mention so far of any casualties from the explosion looga heard widely across the area consists of the city of Beledweyne.

The site of the blast, the road linking the city and the environment CeelJaalle base for troops was a major operation by the government and the African Union Mission in Somalia.

There is until now no information from officials forces in the region.

Qaraxa oo ahaa miino lagu aasay wadadda dhinaceeda ayaa  ka dhacay xaafadda Xaaw Taako ee magaalada Beledweyne,  xili ay halkaa marayeen ciidamo ka tirsan kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM, gaar ahaan ciidamada Itoobiya.

Lama sheegin ilaa iyo hadda wax khasaare ah oo ka dhashay qaraxa oo siweyn looga wada maqlay guud ahaanba xaafadda ay ka kooban tahay magaalada Beledweyne.

Goobta uu qaraxa ka dhacay oo ah wadadda isku xirta magaalada iyo deegaanka CeelJaalle oo saldhig u ah ciidamada AMISOM ayaa waxaa howlgal ballaaran ka wada ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM.

Ma jiro iyo ilaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay saaraakiisha ciidamada dowladda ee maamulka gobolka Hiiraan.

Wixii faah faahin ah ee ka soo kordha waan idin soo gudbin doonnaa…

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.