Home Afsomali Banaanbaxyo Balaaran oo looga soo horjeedo As, laguna taageerayo howlgalka sifaynta ee...

Banaanbaxyo Balaaran oo looga soo horjeedo As, laguna taageerayo howlgalka sifaynta ee ka socda Galmudug

Banaanbaxyo Balaaran oo looga soo horjeedo As, laguna taageerayo howlgalka sifaynta ee ka socda Galmudug ayaa maanta ka dhacay magaalooyinka waawayn ee Galmudug.
Dadka isku soo baxay ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsanyihiin guulaha ciidanka Qaranka ay ka gaareen dagaalka iyo qabashada magaalada Ceelbuur.
All reactions:

66

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.