Home Afsomali Banaanbixii qaswadayaashu xilka ku raadinayeen oo baaqday

Banaanbixii qaswadayaashu xilka ku raadinayeen oo baaqday

Banaanbixii qaswadayaashu xilka ku raadinayeen oo baaqday

Shir haatan uga socda Hotel Afriik ee magaalada Muqdisho, Guddiga qaban qaabada banaanbaxa iyo odayaasha dhaqanka ayaa looga dhawaaqay in la baajiyey banaanbixii maalinta berri ah.

Dib u dhigida banaan baxa ayaa yimid ka dib markii Odayaasha dhaqanka ay sameeyeen dadaallo dib loogu dhigayo.

Odayaasha iyo guddiga qaban qaabada banaanbaxa berri ayaa ku balamay in Axad soo socota ay yeeshaan kulan kale oo looga hadli doona waqtiga xiga ee la qaban karo.

Waxa ay sheegeen Odayaasha dhaqanka ee Caasimadda in ay uga mahadcelinayaan sida ay u aqbaleen go,aankooda.

Previous articleSomaliland banaabaxyada Muqdisho malagu matali karaa waa yaabe
Next articleFull VIDEO Dareenka Dhalinyaro Soomaliyeed ee laga soo daayey Xabsiyada Dalka liibiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.