Home Afsomali Bashir Cabdullaahi Cusmaan oo noqday wakiilka u doodaha xaquuqda saxaafada ee Gobolka...

Bashir Cabdullaahi Cusmaan oo noqday wakiilka u doodaha xaquuqda saxaafada ee Gobolka Hiiraan.

 

Saxafiyiinta Xuquuqda Aadanaha (HRJ) oo gobolka Hiiraan si ay ula socdaan xorriyadda saxaafadda u magacaabay wakiilka ururka Bashir Cabdullaahi Cusmaan .

Magacaabistaan ayaa waxaa ay imaaneysaa iyadoo wariyasha ka howlgala gobolka hiiraan ay la kulmaan tacadiyo ay ka mid yihiin in laxero wiriyasha qaar kood .
Saxafiyiinta Xuquuqda Aadanaha ayaa waxaa ay sheegen in ay jiraan dhibaatooyin loogeysto wariyasha ka shaqeeya gobolka hiiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.