Home Afsomali Beel ciidanka dowlada iyo dhigooda macaawisleyda ku wareejisay hub iyo saanad milatari...

Beel ciidanka dowlada iyo dhigooda macaawisleyda ku wareejisay hub iyo saanad milatari (DAAWO SAWIRAA)

Beesha Cabdi Raxmaan Saleebaan oo kamida beelaha Waceysle ayaa manta Hub Iyo Gaadiid ku wareejiyay ciidanka Xaq u dirirka deegaanka ee Macamuusley kana howlgalo deegnada Warane, Ceel Qaboobe, Durdur Iyo Deegaano kale oo Howdka iyo Banaanka Galmudug

Khaliif Cumar Macalin Nuur oo wakiil ugu ahaa Saanada Ciidan Beesha Cabdi Raxmaan Saleebaan Waceysle ayaa wareejinta Saanada Ciidan u wakiishay Taliyaha Guutada 17-aad ee Kumaan Dooska Gorgor Gaashaanle Saahid jaamac faarax iyo Yoonis Xasan Sabriye oo qeyb ka ah hogaanka sare Macmuusleyda Bariga Galgaduud.

Hogaamiyaasha Macmuusleyda ee ka howlgalo Deegnada Saanada la gaarsiiyay ayaa Magaalada Ceel-Qabooobe ee Gobalka Mudug kula wareegay Hubka iyo Gaadiidka lagu wargaliyay maanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.