https://youtu.be/OBySbPgKXT4
Beesha Hawraarsame Amaanreer Oo Banaanbax beledxaawo ka Sameyay Iyagoo warmo iyo Seefo soo qaatay,Beesha ayaa Kasoo horjeeda toogashada Wiilkooda Oo bil kahor laba wiil Ku dilay beledxaawo,Beesha ayaa Ku andacoonayso inuusan Dilkaasi Kas ahayn Oo dambiga Loo qafiifiyo Wiilkooda.
Hadda waxaa Loo qaaday Doolow Madama saldhig poliska ay xamili waayen shacab caraysan.Xaalada Beledxaawo Oo Qatar Kujirto Iyo dagaal Xili walbo La filan Karo inuu Ka qarxo Oo Beelaha deeganka Isku diriraan.
Shacabka Ayaa Diidan In la toogto Askari dad Shacab ah toogtay.
Maxkamada Darajada 1aa ee Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa dil toogasho ah ku fulisay dable Nisa Maxamed Cali Xuseen oo bishii aynu soo dhaafney Degmada Baladxaawo ku dilay labo wiil oo dhalinyaro.