Home Afsomali Beesha gaaljecel oo bilowday Afduub aano qabiil ah oo aargudosho u muuqdo...

Beesha gaaljecel oo bilowday Afduub aano qabiil ah oo aargudosho u muuqdo ilaa hada 5 qof ayuu marayaa

 

Tan iyo Markoow Xalay soo baxay Dalkii Ikraan Tahliil ee lagu tuhmayo Heyada Nabad Sugida Qaran ayaa waxaa magaalada Balaweyne ka Bilaawday Afuub loo geysanaayo Qaar ka mid Ehelada Taliyaha Nabad Sugida Fahad Yaasiin

Afduubkaan ayaa u muuqda mid loogu aargudayo Ikraan Tahliil oo lagu tuhmayo Dilkeeda Heyada Nabad sugida Qaranka

Heyada Nabad Sugida ayaa baahisa xalay in ay heleen aqbaar ah In Ikraan Dileen Alshabaab Waloow ay Alshabaab war ay hada soo sareen ku beeniyeen Dilkaas iyaga ka danbeyaan

Afduubka loo geysanayo Beesha Fahad Yasiin ayaa hada marayo Shan Qof kuwaa oo lagu haayo Xaafada ka mid ah Magaalada Baladweyne

Si kastaba ha ahatee Dilka Ikraan Tahliil ayaa fashilkii ugu weynaa ku ah Dowlada Farmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.