Home Afsomali Bilashada bisha barakeysan ee ramadaan oo laga arkay magaalooyinka baraawe gaalgacyo iyo...

Bilashada bisha barakeysan ee ramadaan oo laga arkay magaalooyinka baraawe gaalgacyo iyo kismaayo

Shacabka  ku nool magaalooyinka gaalkacyo baraawe iyo kismaayo ayaa arkay bilashada bisha barakaysan ee ramadaan Oo bilaabatay

Qaar ka mid ah  shacabka ku sugan magaalooyinka ya si wayn ugu jeeday dhalashada bisha barakaysan ee ramadaan waxaa sidoo kale bisha laga arkay deegaano kale oo ka tirsan galmudug iyo gobala kale oo ka tirsan soomaaliya kuna yaala waqooyiga iyo koonfurta soomaaliya.

Inta badan masaajida ayey culumada iyo dadka ahlu cibaadada ah ka bilaabeen tukashada salaada taraawiixda alaha naga aqbalo cibaada hana inoo fududeeyo soonka salaada iyo cidaadada oo dhan.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.