Home Afsomali Bolice-ka danbi baarista oo saxaafada caawa u soo bandhigay nin lagu eedeeyey...

Bolice-ka danbi baarista oo saxaafada caawa u soo bandhigay nin lagu eedeeyey bambo tuurid

Nin bolice-ku ku eedeeyey in uu bambo ku tuuray dadna ku dilay suuqa bakaaraha oo lagu soo bandhigay xarunta C.I.D

Ninkaan oo lagu magacaabo —— ayaa fiidnimadii caawa ciidanka dowladu ku soonbandhigeen xaruntabaarista danbiyada ee C.I.D waxaana bolice-sheegeen in uu ka danbeeyey dil ka dhacay oo loobadeegsaday  bambaanada gacantabee F1 ta in uu ku tuurey ciidamo joogay suuqa qudaarta ee bakaaraha dagmada howlwadaag magaalada Muqdisho.
Saraakiisha amaanka ayaa ninkaan ku tusay qeybaha kala duwan ee saxaafada isla xarunta danbi baarista oo uu ku xiran yahay waxayna faahfaahin ka bixiyeen sida uu u dhacay falka dilka ah ee uu geystay isla markaana ay ugu dhinteen ………. ka dib markii uu bambaanada tuurey .

Ciidanka ayaa ugu danbeyntii sheegay in sharciga la horgeyn doono ayna hayaannmarqaatiyaal cadeymo ugu filan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.