suul ceyn Qaar ka mid ah sulaadiinta gobolada waqooyi ee Somaliland oo Muqdisho shir jaraid warbaahinta ugu qabtay ayaa Canbaareyn iyo raali galin ka bixiyey hadalo ka soo yeeray Suldaan suldaan saciid diiriye iyo odoyaal kale taasoo ku aadaneyd dhaliil loo jeediyey xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka iyo dhaman inta ku matasha ,Waxayna raali galin ka bixiyeen afalgaadadi iyo xumeyntii lagula kacay taasoo aheyd mid aanay mudneyn waxaana ka mid aheyd sidaan
Suldaan Cabdulaahi muuse Abyan oo hadalka ku hor maray ayaa sheegay in suldaan saciid diiriye in ay u gaar tahay aflagaadadii ka soo yeertay
Sidookale ugaas Axmed saleemaan mahiigaan Ilxidh
Ayaa dhankiisa raali galin ka bixiyey Dhamaan inta ku matasha magaca reer sheikh isxaaq sida masuuliyiinta Xildhibaanada wasiirada raiisal wasaare ku xigeenka gudoomiyaha maxkamada sare iyo masuuliyiin kale