British somaliland 26 june 1960
Italian somaliland 1 july 1960
– Waxay xoroobeen iyaga oo bilaa aqoonsiya oo gobolo ah soomaalidu taas oo ay kula heshiiyeen ingiriiskii iyo talyaanigii si ay hal dal u noqdaan sidii ay balantu ahayd ka dibna way midoobeen 5 casho kadib 1 july 1960
– Xornimadoodi iyo midnimadoodi 26 june iyo
1 july 1960 waxay la baxeen macaga Somali Republic ( the name of the ethnic ) si soomaalidu qowmiyad ahaan ay mid u noqoto o meel kasta oo ay joogtaba oo ay ku jiraan soomaalidii maqnayd.
– Waxay si isku mid ah u qaateen hal calan oo dimabkiisu yahay buluug
– Waxa jiray wafti balaadhan oo waqooyi iyo koonfur ahaa oo booqday xaruntii UNka 1955 si ag ugala soo hadlaan israacii labadii gobol waxana ka mid aha Michial Mariano iyo Abdirizah Haji Husein
– Waxay UNka u aqoonsatay ama xubin ka noqdeen soomaalidu (somalia) iyaga dal mid ah 20 september 1960 laba bilood uun ka dib midnimadoodii
– Waxay somalia xubin ka noqotay ururkii OAU ee afrika 25. may.1963 ee ugu horeeyay afrika waxayna qayb ka ahayd asasayaashii ugu horeeyay afrika oo kana koobna 32 dal oo markaa xornimo haystay.
25 – 27 may 1963 shirkaas waxa lagu qabtay dalka ethiopia ee magaalada addis ababa
waxa hogaamiyihi ugu horeeyay ee ururka loo doortay KWAME NKRUMAH ee dalka Ghana
. In May 1960, the British Government stated that it would be prepared to grant independence to the then protectorate of British Somaliland , with the intention that the territory would unite with the Italian-administered Trust Territory of Somalia ( the former Italian Somaliland ).
– The Legislative Council of British Somaliland passed a resolution in April 1960 requesting independence and union with the Trust Territory of Somalia, which was scheduled to gain independence on 1 July that year. The legislative councils of both territories agreed to this proposal following a joint conference in Mogadishu.
– On 26 June 1960, the former British Somaliland protectorate briefly obtained independence as the State of Somaliland, with the Trust Territory of Somalia following suit five days later. Later the same week, on 1 July 1960, the two territories united as planned to form the Somali Republic.
Oo micnaheedu yahay ;
Bishii May 1960kii, dawladda Ingiriisku waxay sheegtay inay diyaar u tahay inay xornimo siiso maxmiyaddii British Somaliland ee xilligaasi ka talinaysay, iyada oo ujeedadu ahayd in dhulkaasi uu la midoobo dhulkii Aaminaadda ee Talyaanigu maamuli jiray ee Soomaaliya (Beedhigii hore ee Italian Somaliland).
– Golaha Sharci-dejinta ee British Somaliland ayaa bishii April 1960 soo saaray go’aan ay ku dalbanayaan madaxbannaanida iyo midawga dhulalka la isku halayn karo ee Soomaaliya, taas oo loo qorsheeyay inay xornimada qaadato 1-da Luulyo ee sannadkaas. Golayaasha sharci dejinta ee labada deegaan ayaa isku raacay soo jeedintan ka dib shir wadajir ah oo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho.
26-kii Juun 1960-kii, gumeystihii Ingiriiska ee Somaliland waxay si kooban xorriyad ugu qaadatay inay noqoto Qaranimada Somaliland, iyadoo dhulkii la isku halayn lahaa ee Soomaaliya ay ku xigaan shan maalmood ka dib. Isla usbuuca ka dib, 1dii Luulyo 1960kii, labada dhul ayaa midoobay sidii loo qorsheeyay in la sameeyo Jamhuuriyadda Soomaaliya.