Home Afsomali buur madow oo shaqadii nabadoonimada ku bedeshay isku horkeenka ummadda Soomaliyeed

buur madow oo shaqadii nabadoonimada ku bedeshay isku horkeenka ummadda Soomaliyeed

Fidna wade Buurmadoow iyo wiil uu dhalay  Cabdi Xaashi  oo la yiraahdo kooshin   ayey si too ah u adeegsadeen farmaajo iyo fahad yaasiin   xilli ay siiyeen adduun lacageed oo gaaraya $ 800,000 ( Sideed boqol oo kun oo doolar). Kuwaas oo daaha gadaashiisa fara dufan leh uga soo riixaya.

Xogo lagu kalsoon yahay ayaa inoo xaqiijinaya in Xafiiska Farmaajo uu si weyn u soo abaabulay Odoyaal ka soo jeeda Somaliland oo uu ugu horeeyo  BuurMadow.

Sidoo kale Dhamaan Lacagaha ku baxay Wrbaahinta waxaa laga bixinayay xafiiska Warfaafinta Villa Somalia.

Farmaajo ayaa doonaya in uu carqaladeeyo doorasho si uu u sii dheereesto mudada sharcidarada ah ee uu joogo Villa Somalia.

fulinta howsha waxaa loo xilsaaray buur madow oo shaqadii nabadoonimada si boob ah  kala wareegay boqor Maxamed jaamac kaasi oo  reer kiisa habarjeclo ka sokow baciido kuraasteedii boobay si uu ugu raali galiyo villa Somalia waxaana shaqada uu u  wado  Farmaajo kala shaqeynayaan soo saarista C/raxmaan Ducaale Beyle oo uu gadaal la riixayo Prof. Samatar, Mukhtaar oo ah madaxa Maaliyadda NISA kaas oo uu wato Fahad Yaasiin iyo nin kale oo ay wadato shirkadda Dahabshiil oo lagu badelayo Xildhibaan Ismaaciil Sh Bashiir.

Faalada maantay Rw rooble xaal qaado ? Habar jecloooy muuse waa kaas ? boqor buur madaw oo dilaal u noqday Farmaajo iyo fahad yaasiin   ayaa damcay in uu kuraasta soomaali land uboobo dad uu asgu wato waxaana lagula heshiiyay dhaqaale tusaale waxaa ugu filan dadka soomaaliyeed boqor buur madaw kursiga jufada hoose ee uu saxiixa kayahay wuu diiday habraaci in lamrsiiyo oo latartamo kursiga waa kursi dumar wuxuu rabaa in uu uxiro inan uu adeer uyahay hooyadeedna qabo marka kursig biciido ayuu ka cadaalad fali waayay ma wuxu kacadaalad falayaa kuraasta kale ee gobolada waaqooyi suaahu waa maya

Buurmadow ayaa haatan u soo jeestay isku dirka iyo kala fogeynta bulshada somaliyeed ka  dib isku daygii burburintii  Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.