Home Afsomali Cabdi iley ma soomaali ayuu danbi ka galay mise oromada xasuuqeysa barakineysa...

Cabdi iley ma soomaali ayuu danbi ka galay mise oromada xasuuqeysa barakineysa beerahoodii iyo hantidoodii xalaaleystay sow boor isku qaris maaha xarigaasu

Oromadii oo boor isku qaris darteed xabsiga dhigtay Cabdi iley dhanka kalana wado xasuuqa iyo Isir sifeynta iyo barakicinta somalida

680 Ruux oo Soomaali ah Ayay dileen Oromada
14 magaalo way gubeen xalay baa ugu danbeeysay oo tuulada shiiq xuseen lagu dilay 11 ruux.
Dadkaas yaa U hadlaya xaquuqdooda?
Ma jirtaa Dad loo Soo xiray . Ama maxkamad loo wado?
Miyaysan soomaali aheyn dadkaas ?
Maxay Soomaalida uga aamuseen musiibadaas?
Ma cabsanayaan . ma lacag baa lagu qaatay Aamusnaanta?l

Waxaad arki doontaa Mustafe Omer hada oramadu keensatay oo sidaas uun xabsiga loogu sii wado sanado sugo kaliya cadaalad raadin iyo somalibu xasuuqay looma xirine waxaa loo xiray waa cida kaliya laga adagyahay waa soomaali

Abdi waa dambiile laakin raggii ka dambiga badnaa ee TIGREE meel u muuqata Xafiiska ABY ayey ku raaxaysanayaan.

Nimankii Tigreega ee OROMO iyo qowmiyadaha kalaba xasuuqay mid ka mid ah ma la xiray? Abdi kuwii adeegaha ka dhigtay miyaa xabsiga loo taxaabay oo dhibta aabbaha u ahaa?

Maryooleey indhaheedu wax aan dhexdeeda ahyan ma qabtaan cadow aan dhexdooda ahayna uma jeedaan.

maa la so xiro oromada baabile iyo deegaanada soomaalidu dagto dilka iyo boobka ka wado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.