Home Afsomali Cabdi weli sheikh iyo mahad ayaa ku soo baxay doorashadii

Cabdi weli sheikh iyo mahad ayaa ku soo baxay doorashadii

C/wali Sheekh Ibraahin Muudeey ayaa ku Guuleystay Guddoomiye Kuxigeenka Kowaad ee Baarlamaanka, wuxuuna ka adkaaday Faarax Sheekh C/qaadir.

Cabdiwali Shiikhaa Ibrahim Muudey ayaa ku guuleystay Gudoomiye ku xigeenka kowaad, wuxuuna helay cod gaaraya 164  oo uu guulaystay Faarax Sheikh Cabdulqaadir oo ahaa saaxiibka koowaad ee Ex-madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, kaasoo helay cod dhan

93 cod.

Muudeey ayaa jadagan horay uso qabtay dawladii uu hogaaminayay Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku Guuleystay 175 cod

Gtuddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka, wuxuuna ka Guuleystay C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi oo helay 98 cod

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.