Home Afsomali Cabdiweli Gaas oo ka haray tartanka doorashada Puntland & sababta ka dambeysa

Cabdiweli Gaas oo ka haray tartanka doorashada Puntland & sababta ka dambeysa

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka mid ahaa musharaxiinta u tartamaya doorashada hogaanka Puntland ayaa soo saaray war saxaaafadeed uu ku shaaciyey inuu tartanka isaga haray.

Gaas ayaa sheegay inuu u tanaasulay si uu fursad u siiyo musharaxiinta isbedel doonka ah ee doonaya iney qabtaan xilka ugu sareeya Puntland.

Musharaxiin kale ayaa la filayaa iney tanaasulaan ka hor inta aysan bilaaban codeynta saaka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GAAS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.