Home Afsomali Cabduqaadi Maxamed Maxamuud Siicow Ina Fool dibi oo xaafada Reedeerka Lagu dilay

Cabduqaadi Maxamed Maxamuud Siicow Ina Fool dibi oo xaafada Reedeerka Lagu dilay

Waxaa saakay Xaafada Raadeelka ee Degmada Dayniile ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen kadib markii Gudoomiyihii Waaxda Halgan ee Dayniile xaaskiisa dil u geesatay.
Allaha u Naxariistee Cabduqaadi Maxamed Maxamuud Siicow ( in Fooldibi)  ayaa waxaa dishay xaaskiisa kadib markii toorey si gaadmo ah ugu dhufatay, Gudoomiyaha ayaana u geeriyooday dhaawac culus oo kasoo gaaray tooreyda lagu dhuftay.
Wararka aan ka helay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Gudoomiyaha xiliga la dilayay uu ku sugnaa Guriga Gabar ay kala tageen, waxaana halkaasi kusoo weerartay xaaskiisa oo ka careesneed in caruurtiisa uu booqdo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.