Munaasabad ay bulshada Gobolka Banadir ku abaal marinayeen bilad sharaf ganacsade cabduqaadir muxumed Maxamuud caanaboore gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka banaadir ayaa ka dhacday dagmada deyniile gaar ahaan xarunta Mogadishu Tourist Village oo ah beer dalxiis oo uu isagu maal galiyey. Abalmarintaan ay bixinayeen bulshada gobolka ayaa 2 arimood kagaduwanayd kuwa badan oo horay loo bixiyay.
- In eheyd I tur oo I taabsii wixi laqabtay iyo
- in abalmarinta ay bixinayeen Bulshada Gobolka Banaadir.
Waxa sidoo kale xusid mudan in ganacsaduhu shaqada kaso bilaabay gaarigacan bagaash uu kugadayay suuqa bakaaraha isagoo 12 jir ah.
Abaal marinta dhiiri galinta ah ayaa waxaa soo agaasimay bulshada gobolka banaadir Isla malrkaana u aqoonsaday shaqsi mudan in lagu abaal mariyo howsha baaxada leh oo uu qabtay taasoo ay ku tilmaameen mid ku dayasho mudan.
Munaasibadaan ayaa waxaa ka soo qebgaalay Marti sharaf kala duwan sida maamulka dagmada deyniile ganacsato madaxda dhaqanka iyo qaybaha kaladuwan bulshada gobolka banaadir oqonyahano dhalinyaro iyo haween. Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada abaal marinta Cismaan maxamuud qanyare afrax oo madasha hadal ka jeediyey ayaa faahfaahin dheeraad ka bixiyey sababta iyo ujeedka shirka taasoo uu sheegay in bulshada gobolka banaadir ay u arkeen inuu mudantahay Gudomiye ganacsade Abdulkadir Caanabore in la maamuuso lanayiraahdo Mahadsanid Ganacsade.
Waxa sidoo kale xusid mudan in munaasabada laga shiday muuqaal soo koobaya waxqabadka iyo qaybaha kaladuwan ee beerta Mogadishu Tourist.
Ugu danbay waxa abaalmarinta Bulshada Gobolka Banadir gudoonsiiyay Sh C xayi oo dadku u uaqaanaan nin u ololeeya wacyi galinta, dhiirigalinta iyo horumarinta Gobolka Banaadir.
Hambalyo Mudane Gudomiye Abdulkadir Caanaboore.
Wabilaahi TowfiiqMunaasabad ay bulshada Gobolka Banadir ku abaal marinayeen bilad sharaf ganacsade cabduqaadir muxumed Maxamuud caanaboore gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka banaadir ayaa ka dhacday dagmada deyniile gaar ahaan xarunta Mogadishu Tourist Village oo ah beer dalxiis oo uu isagu maal galiyey. Abalmarintaan ay bixinayeen bulshada gobolka ayaa 2 arimood kagaduwanayd kuwa badan oo horay loo bixiyay.
- In eheyd I tur oo I taabsii wixi laqabtay iyo
- in abalmarinta ay bixinayeen Bulshada Gobolka Banaadir.
Waxa sidoo kale xusid mudan in ganacsaduhu shaqada kaso bilaabay gaarigacan bagaash uu kugadayay suuqa bakaaraha isagoo 12 jir ah.
Abaal marinta dhiiri galinta ah ayaa waxaa soo agaasimay bulshada gobolka banaadir Isla malrkaana u aqoonsaday shaqsi mudan in lagu abaal mariyo howsha baaxada leh oo uu qabtay taasoo ay ku tilmaameen mid ku dayasho mudan.
Munaasibadaan ayaa waxaa ka soo qebgaalay Marti sharaf kala duwan sida maamulka dagmada deyniile ganacsato madaxda dhaqanka iyo qaybaha kaladuwan bulshada gobolka banaadir oqonyahano dhalinyaro iyo haween. Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada abaal marinta Cismaan maxamuud qanyare afrax oo madasha hadal ka jeediyey ayaa faahfaahin dheeraad ka bixiyey sababta iyo ujeedka shirka taasoo uu sheegay in bulshada gobolka banaadir ay u arkeen inuu mudantahay Gudomiye ganacsade Abdulkadir Caanabore in la maamuuso lanayiraahdo Mahadsanid Ganacsade.
Waxa sidoo kale xusid mudan in munaasabada laga shiday muuqaal soo koobaya waxqabadka iyo qaybaha kaladuwan ee beerta Mogadishu Tourist.
Ugu danbay waxa abaalmarinta Bulshada Gobolka Banadir gudoonsiiyay Sh C xayi oo dadku u uaqaanaan nin u ololeeya wacyi galinta, dhiirigalinta iyo horumarinta Gobolka Banaadir.
Hambalyo Mudane Gudomiye Abdulkadir Caanaboore. Wabilaahi Towfiiq