Home Afsomali Cali Guudlaawe Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka

Cali Guudlaawe Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Shuceyb Xasan Maxamed, waxaana Xilkaasu uu u  Magacaabay Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Iidow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.