Home Afsomali Cali yare  oo ka Hor yimid Go’aankii Wasiirka Amniga Soomaaliya diidayna in...

Cali yare  oo ka Hor yimid Go’aankii Wasiirka Amniga Soomaaliya diidayna in fahad lagu banaanbaxo

Cali yare  oo ka Hor yimid Go’aankii Wasiirka Amniga Soomaaliya.

guddoomiyaha Amniga iyo Siyaasadda Gobalka Banaadir Cali yare Cali Ayaa caawa ku dhaqaaqay Amar ah. In aan la qaban Karin Banaanbax ka dhan ah Dowladda.

Cali yare  Ayaa Sheegay in aysan aqoonsaneen Wasiirka Amniga Dalka Cabdullahi Maxamed Nuur, islamarkaana aysan  ogolaan doonin Banaanbaxii uu Maanta u Fasaxay Qoyska ikraan Tahliil Faarax.

“Cali yare Ayaa yiri Gobalka Banaadir asiga Ayaa Amniga Masuul ka ah, Mana aqbalaayo Falalka nuucaas ah oo la xariira in Banaanbaxyo La qabto.

Khilaaf Hor leh Ayaa ka dhax Abuurmay Gobalka Banaadir iyo Wasaaradda Amniga Soomaaliya, Balse lama oga halka uu ku biya Shuban doono

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.