Home Afsomali Canshuur qaade Ceelwaaq lagu dilay lana dhinac dhigay Ninkii dilay oo meyd...

Canshuur qaade Ceelwaaq lagu dilay lana dhinac dhigay Ninkii dilay oo meyd ah

Canshuur qaade Ceelwaaq lagu dilay lana dhinac dhigay Ninkii dilay oo meyd ah

Dilallkaan ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Suuqa lagu iibiyo geela ee Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

Aweyd Diin oo ka tiirsanaa dowlada hoose qeybta qaada canshuuraha ayaa laba nin ku toogteen gudaha suuqaas kana cararay goobta.

Ciidamada dowlada ayaa howlgalo ay sameeyeen ragii dilka geystay ka dabatagay waxaana iska caabin ka dib u suurta gashay in ay dilaan mid ka mid ah ragii dilka geystay

Ugu danbeyntii labadii meyd ayaa la is dhinac dhigay gudaha suuqaas

 ganacsatada geela iyo dadkii kale ayaa waxaa soo wajahda cabsi xoogan oo laga qabo midka baxsaday iyo in ay jiraan rag kale oo la socday wixii ku soo koordha kala soco wararka danbe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.