Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Ururka 143-aad, guutada 14-ka October, ayaa howlgallo ka dhan ah Alshabaab ka sameeyay tuulooyinka kala ah Mareereey, Moordiile, Raqayle iyo Caanoole oo dhamaantood hoostaga deegaanka Sabiid ee degmada Afgooye.
Ciidanka Xoogga dalka ayaa la sheegay in guullo ka gaaree howlgalkaan, iyagoo Alshabaab kala wareegay dhul beereedyo ay shacabkii lahaa ka hor istaageen inay tabcadaan sidaasna waxa sheegay saraakiisha Ciidanka dawlada ee Hawlgalka Hogaaminysa .
Hawlgalkaan ay ciidamada Xoogga dalka ka sameeyeen gobolka shabeeladaa Hoose ayaa ku soo aadaya Xilli degaano ka tirsan gobolada dalka uu ka socdo Hawgallo lagula dagaalamayo Alshabaab iyadoodegaano badan lagala wareegay Alshabaab intii uu Hawgalka ka socday.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa jimcihii sheehay in Haelga;ka lagula dsagaalanayo Alshabaab uu socon dono ilaa inta laga saarayo degaanada guud ahaan dalka .